Ciidamada Ammaanka Puntland oo madaafiic ah ku gaaracay meelaha ay ku dhuumanayaan Al-Shabaab ee kuyaala gudaha Buuraha Galgala
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee (PSF) ayaa dhowr madaafiic ah ku gaaracay shalay oo Isniin ahayd meelaha ay ku dhuumanayaan Al-Shabaab ee kuyaala gudaha Buuraha Galgala, sida PSF ay ku sheegeen qoraal kooban oo […]