Madaxweynaha Puntland oo u safray Sucuudi Caraabiya si uu u soo guto waajibaadka xajka
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u safray dalka Sucuudi Caraabiya si uu u soo guto waajibaadka xajka ee sanadkan, waxa uu wariyeyaasha ugu sheegay gelinkii dambe ee Khamiista garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Madaxweynaha […]