Puntland

Guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli  ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay xilka haysay

Guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay xilka haysay

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay jirtay xukuumada Cabdiweli Maxamed Cali oo hadda talada haysa, wareysi uu siiyay Raadiyo Daljir. Gallan oo wareysi gaar ah siiyay Daljir ayaa sheegay in Puntland muddo badan la gashay dhaqaale badan iyo wakhti badan balse hadda ay u muuqato in ay ku socoto[Read More…]

Heavily armed forces seized Puntland Parliament hall in Garowe. [Photo:  Archive]

Kalafadhiga 37-aad ee baarlamaanka Puntland oo Garoowe ka furmay

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalafadhigii 37-aad ee golaha wakiilada Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Puntland, Garoowe. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ku-xigeenkiisa Cabdixakiin Cabdulaahi Camay iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa ka qaybgalay kalafadhiga baarlamaanka. Kalafadhigan oo noqonaya kalafadhigii 37-aad ee intii u jiray golaha baarlamaanka Puntland iyo kalafadhigii lixaad ee inta uu jiray baarlamaanka hadda jooga[Read More…]

by June 15, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyay taliyeyaasha ciidanka ee haayada nabadsugida PIA

Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyay taliyeyaasha ciidanka ee haayada nabadsugida PIA

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xil ka qaadis ku sameeyay taliyeyaal katirsan ciidamada haayada, Puntland Intelligence Agency (PIA). Madaxweynaha ayaa waxa uu xilalkii ka qaaday taliyaha ciidanka PIA, Sharmaake Shiikh Doon iyo ku xigeenkiisii Abshir Aadan Dharagcade. Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha shalay oo bishu ahayd 13, Juun oo uu helay warsidaha Puntland Mirror ayaa Madaxweynaha[Read More…]

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali oo la kulmay saraakiisha amaanka gobolka Bari

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali oo la kulmay saraakiisha amaanka gobolka Bari

Boosaaso-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga dowlada Puntland Cabd Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta oo Isniin ah kulan kula yeeshay maagalada Boosaaso saraakiisha amaanka ee gobolka Bari. Wasiir Qarjab oo saxaafada kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in shirka uu ku saabsanaa dardargalinta amaanka guud iyadoo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaanta. “Shirka waxaa looga hadlayay amaanka waxaana kasoo qaybgalay guddiga nabadgalyada gobolka[Read More…]

by June 13, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Wasiirka amniga Puntland oo Boosaaso ku noqday kadib daaweyn caafimaad oo uu dibada kusoo qaatay

Wasiirka amniga Puntland oo Boosaaso ku noqday kadib daaweyn caafimaad oo uu dibada kusoo qaatay

Boosaaso-(Puntland Mirror) Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib hal bil oo uu daaweyn caafimaad u joogay dalka Jabuuti. Wasiir Qarjab ayaa dib ugu noqday xarunta ganacsiga Puntland, Boosaaso, maanta oo Sabti ah kadib markuu daaweyn caafimaad kusoo dhamaystay magaalada Jabuuti ee caasimada wadanka Jabuuti. Wasiirka oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha[Read More…]

by June 11, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Diyaarado aan la aqoon cida leh oo duqeeyay deegaanka Galgala Puntland

Diyaarado aan la aqoon cida leh oo duqeeyay deegaanka Galgala Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida iska leh ayaa lagu soo waramayaa in ay duqaymo ka sameeyeen deegaanka buuralayda Galgala ee gobolka Bari Puntland, Soomaaliya. Duqaymaha ayaa la fuliyay maalmihii Arbacada iyo Khamiista sida qof goobjooge ah oo qariyay magaciisa u sheegay laanta Afsoomaaliga idaacada VOA. “Waxaa ka dhacay duqayn cirka laga duqeeyay meelo kamid ah buuraha[Read More…]

by June 10, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inuu laynayo maxaabiista al-Shabaab haddii aysan maleeshiyada joojin dilka shacabka

Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inuu laynayo maxaabiista al-Shabaab haddii aysan maleeshiyada joojin dilka shacabka

Garoowe-(Puntland) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah in dowladiisa ay layn doonto dagaalyahanada al-Shabaab ee ku jira xabsiyada Puntland haddii aysan maleeshiyada joojin dilka dadka shacabka ah ee reer Puntland. Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlayay Garoowe ayaa sheegay in ay ku hayaan xabsiyada Puntland maxaabiis badan oo al-Shabaab wuxuuna wacad ku maray in ay[Read More…]

by June 9, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Guddoomiyihii ururka haweenka gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

Guddoomiyihii ururka haweenka gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii ururka haweenka Gobolka Mudug ee Puntland Dhudi Yuusuf Aadan ayaa caawa lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo. Marxuumada ayaa waxaa toogasho ku dilay koox baastoolado ku hubaysan wakhtigii maqribka kadib sida ay Puntland Mirror u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dhudi ayaa aad looga yaqiin magaalada Gaalkacyo iyadoo kaalin weyn ka qaadatay howlaha horumarinta iyo amaanka ee magaalada Gaalkacyo ee[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Boosaaso kadib booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku tagay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha ayaa hadal kooban oo uu saxaafada siiyay ku sheegay in uu ku tagay magaalada Abu-Dhabi safar shaqo oo la xiriira danaha Puntland. “Waxaanu safar shaqo ku tagnay Magaalada Abu-dhabi[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada cadaalada Puntland ayaa sheegtay in berito ay tahay Ramadaan, sida uu sheegay wasiirka cadaalada. Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Saalax Xabiib oo caawa la hadlay taleefishinka dowlada Puntland ayaa sheegay in bisha laga arkay gobolka Shabeelaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Dhanka kale, Wasaarada diinta iyo awqaafta dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa Iyana iclaamisay in beri oo Isniin ah[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Scroll Up