Puntland

Madaxweynaha dawlada Puntland oo la kulmay dhalinyarada gobolka Mudug

Madaxweynaha dawlada Puntland oo la kulmay dhalinyarada gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Arbaco ah kulan la qaatay dhallinyarada gobolka Mudug. Dhallinyaradii kulanka kasoo qayb gashay ayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha dalladda dhallinyarada Puntland, guddoomiyaha dhallinyarada gobolka Mudug, xubno kamid ah dhallinyarada wax ka dhiga Jaamacadaha magaalada Gaalkacyo iyo ardayda wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Gaalkacyo.[Read More…]

by July 13, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Warbixin: Doorashada guddoomiyaha Degmada Dangorayo oo dhawaan dhici doonta, Maxaa uu qabsoomay degmada shantii sanno ee lasoo dhaafay

Warbixin: Doorashada guddoomiyaha Degmada Dangorayo oo dhawaan dhici doonta, Maxaa uu qabsoomay degmada shantii sanno ee lasoo dhaafay

Garoowe-(Puntland Mirror) Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal ayaa dhawaan waxaa ka dhici doona doorashada guddoomiyaha degmada. Ololaha doorashada ayaa ka socota degmada iyadoo ay xilka u taaganyihiin saddex musharax oo uu kamidyahay guddoomiyaha hadda xilka haya Cabduqaadir Siciid Cabdiraxmaan “Cukaasha”. Doorashada ayaa la filayaa in ay qabsoonto asbuucaan gudihiisa, sida ay Puntland Mirror u sheegeen masuuliyiin dowlada ah. Warsidaha Puntland[Read More…]

by July 11, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Ciidamada dowlada Puntland oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobolka Sanaag

Ciidamada dowlada Puntland oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobolka Sanaag

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada daraawiishta dowlada Puntland ayaa dhaq-dhaqaaq ciidan ka wada meelo kamid ah gobolka Sanaag. Dhaq-dhaqaaqa ayaa yimid kadib markii ciidamo kamid ah maamulka Somaliland ay soo gaareen qaybo kamid ah gobolka Sanaag, sida ay u sheegeen Puntland Mirror dadka deegaanka. Ujeedka ciidamada Somaliland ayaa la sheegay in ay tahay sidii ay halkaas uga qaybin lahaayeen sanaadiiqda cod bixinta ee[Read More…]

by July 10, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay haweenka gobolka Mudug

Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay haweenka gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Axad ah kulan kula yeeshay magaalada Gaalkacyo haweenka gobolka Mudug. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ay kamid ahaayeen, marwada kowaad ee Puntland Hodon Siciid Ciise, wasiiradii hore haweenka Puntland Caasho Geele Diiriye iyo xubno kale oo kamid ah ururada haweenka gobolka Mudug. Haweenka ayaa  waxa ay ka codsadeen[Read More…]

by July 10, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Wasaarada warfaafinta Puntland oo ku wargelisay haayadaha warbaahinta Puntland in ay soo gudbiyaan macluumaad ku saabsan shaqaalahooda

Wasaarada warfaafinta Puntland oo ku wargelisay haayadaha warbaahinta Puntland in ay soo gudbiyaan macluumaad ku saabsan shaqaalahooda

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada warfaafinta dowlada Puntland ayaa haayadaha warbaahinada Puntland ku wargelisay in ay soo gudbiyaan liiska shaqaalahooda, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta. “Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan madaxda haayadaha warbaahinta ka howlgasha deegaanada Puntland in ay soo gudbiyaan liiska shaqaalahooda oo faah-faahsan sida:- magaca, jagada iyo ciwaankooda oo dhameystiran ug dambeyn 25 bisha July 2016,” sidaa[Read More…]

by July 9, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Puntland oo dhiirigelinaysa dalxiiska

Puntland oo dhiirigelinaysa dalxiiska

Garoowe-(Puntland Mirror) Gobolada Puntland ayaa markii kowaad laga sameeyay shirkad dalxiiska qaabilsan oo si gaar ah loo leeyahay. Guddoomiyihii hore gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac “Tigey” ayaa sheegay inuu sameeyay shirkad dalxiis oo uu ku magacaabay Magool. Shirkada ayaa dalxiislayaashii kowaad geysay degmada taariikhiga ah ee Eyl, gobolka Nugaal. Masuuliyiin dowlada katirsan ayaa kamid ahaa dalxiislayaasha halkaas tegay, waxaana kamid[Read More…]

by July 8, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha dowlada Puntland oo salaada Ciidul Fidriga ku oogay garoonka kubada cagta Cawaale ee Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlada Puntland oo salaada Ciidul Fidriga ku oogay garoonka kubada cagta Cawaale ee Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah dadweynaha magaalada Gaalkacyo kala qaybgalay salaada Ciidul Fidriga oo lagu oogay garoonka kubada cagta ee Cawaale. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Fidriga. “Ciid wanaagsan, ciid wanaagsan, ciid wanaagsan, waxaan rabaa anigoo ka faa’iidaysanaya fadliga maalintan barakaysan ee ciidda in aan[Read More…]

by July 6, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha dowlada Puntland oo shacabka Puntland ugu hambalyeeyay Ciidul Fidriga

Madaxweynaha dowlada Puntland oo shacabka Puntland ugu hambalyeeyay Ciidul Fidriga

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa dhalashada bisha Shawaal ee Ciida Fidriga ugu hambalyeeyay dhamaan Muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab weynaha reer Puntland. Madaxweynaha ayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed Eebbe uga baryey in ay ku ciidaan farxad iyo nabad gelyo isla markaana ay is cafiyaan isuguna hambalyeeyaan farxadda maalinta barakaysan ee ciidul firiga. “Ciid mubaarak ciid mubaarak[Read More…]

by July 5, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Dadka Soomaaliyeed oo u isku diyaarinaya Ciida

Dadka Soomaaliyeed oo u isku diyaarinaya Ciida

Garoowe-(Puntland) Dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya dabaaldaga Ciidul Fidriga, iyadoo ay dhamaatay bishii Soonka ee Ramadaan. Caasimada Puntland, Garoowe, dadka ayaa ku mashquulsan diyaargarowga damaashaadka Ciida iyadoo ay suuqyada yihiin kuwo aad u mashquul badan Fasaxa Ciida ayaa la filayaa inuu bilaabmo maalinta Arbacada oo ay bishu ku beegantahay 6-da Luulyo iyadoo wadamada ugu waa weyn Caalamul[Read More…]

by July 5, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Puntland oo fasaxday idaacada daljir kadib cafis madaxweyne

Puntland oo fasaxday idaacada daljir kadib cafis madaxweyne

Garoowe-(Puntland Mirror) Idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir ayaa la fasaxay kadib markii digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland lagu sheegay in madaxweynaha uu cafis u fidiyay. Idaacada ayaa albaabada loo xiray 23-dii bisha Juun ee lasoo dhaafay Kadib markii amar kasoo baxay wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade lagu sheegay in la xiro dhamaan xarumaha idaacada Daljir ee gobolada[Read More…]

by July 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Scroll Up