Ciidamadda booliiska gobolka Nugaal oo labo nin oo looga shaki qabo Al-Shabaab ku xiray Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamadda booliiska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa magaalada Garoowe ku xiray labo nin oo looga shaki qabo Al-Shabaab maanta oo Talaado ah, sida uu sheegay sargaal booliis. Taliyaha Booliiska gobolka Nugaal, Faarax Cabdiraxmaan […]