Puntland

Guddoomiyihii ururka haweenka gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

Guddoomiyihii ururka haweenka gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii ururka haweenka Gobolka Mudug ee Puntland Dhudi Yuusuf Aadan ayaa caawa lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo. Marxuumada ayaa waxaa toogasho ku dilay koox baastoolado ku hubaysan wakhtigii maqribka kadib sida ay Puntland Mirror u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Dhudi ayaa aad looga yaqiin magaalada Gaalkacyo iyadoo kaalin weyn ka qaadatay howlaha horumarinta iyo amaanka ee magaalada Gaalkacyo ee[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Boosaaso kadib booqasho afar maalmood qaadatay oo uu ku tagay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha ayaa hadal kooban oo uu saxaafada siiyay ku sheegay in uu ku tagay magaalada Abu-Dhabi safar shaqo oo la xiriira danaha Puntland. “Waxaanu safar shaqo ku tagnay Magaalada Abu-dhabi[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada cadaalada Puntland ayaa sheegtay in berito ay tahay Ramadaan, sida uu sheegay wasiirka cadaalada. Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Saalax Xabiib oo caawa la hadlay taleefishinka dowlada Puntland ayaa sheegay in bisha laga arkay gobolka Shabeelaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Dhanka kale, Wasaarada diinta iyo awqaafta dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa Iyana iclaamisay in beri oo Isniin ah[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta ka dhoofay magalada Bosaso, ayaa galabta gaaray magalada Abu Dhabi waddanka isu-tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Gaas, ayaa qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland lagu sheegay inuu salka ku hayo wanaajinta xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac iyo kawada hadalka arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda iyo hormarinta[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa dib uga soo laabtay dalka, kadib markii uu magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kaga soo qeyb galay Shirkii Madasha Qaran ee doorashadda 2016. Prof.Gaas ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Bosaso, halkaasi oo uu kula kulmay qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda iyo taliyayaasha ciidamadda booliska, ciidamada badda iyo ciidamadda la[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Puntland: Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in shaacinta bisha Ramadaan laga sugo wasaaradda

Puntland: Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in shaacinta bisha Ramadaan laga sugo wasaaradda

Wasiirka Cadaaladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa maanta sheegay in loo diyaar garoobo wixii ka dambeeya bari bisha barakaysan ee Ramadaan. Saalax ayaa wadaadda Puntland uga digay inay ku deg degaan iclaaminta bisha Barakaysan oo laga fiirsado, isagoo khilaafka soonka Ramadaanka yimaada sheegay inay ka dhalato in lagu deg dego Iclaaminta Ramadaanka. Wasiirka ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in shaacinta[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Garoowe-(Puntland Mirror) Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta qorshuhu yahay inay tagaan magalada Bosaso xarunta gobolka Bari isagoo kasoo kicitimay goor dhaweyn caasumadda Soomaaliya ee Muqdishu, halkaas oo uga qayb galay  shirka madaxda Soomaalida ee looga hadlayay arrimaha doorashada dalka. Gaas, ayaa la filayaa marka uu tago Bosaso inuu uga sii gudbo Abu Dhabi dalka[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Scroll Up