Madaxweynaha Puntland oo musuqmaasuq dartiis shaqada uga ceyrshay todobo masuul
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shaqada ka ceyrshay todobo sarkaal oo katirsan Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda kadib markii lagu helay dambi musuqmaasuq, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada galabta oo […]