Puntland

Puntland oo ka digtay in lacagta kaashka ah ee Dowlada Federaalka siisay Somaliland loo adeegsado colaada Sool iyo Sanaag

Puntland oo ka digtay in lacagta kaashka ah ee Dowlada Federaalka siisay Somaliland loo adeegsado colaada Sool iyo Sanaag

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa cambaareysay lacagta kaashka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu deeqday Somaliland. Guddiga difaaca Puntland oo shir saxaafadeed maanta oo Talaado ah ku qabtay Garoowe, ayaa sheegay in lacagtaas kaashka ah ay maamulka Somaliland u adeegsan doonto colaada gobolka Sool iyo Sanaag. Guddiga difaaca Puntland ayaa sheegay in aysan diidanayn in loo gurmado dadka kunool Somaliland ee[Read More…]

27 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Puntland

27 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Puntland

Garoowe-(Puntland Mirror) 27 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Puntland, Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sidaa bayaan ku sheegay maanta oo Isniin ah. Duqeynta ayaa Sabtidii ka dhacday meel qiyaastii 26 mayl koonfur-galbeed ka xigta magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika.

Inkastoo ay muddo yar jirtay, Jaamacadda Boosaaso waxay dooneysaa in ay noqoto hoggaamiyaha waxbarashada sare ee Puntland

Inkastoo ay muddo yar jirtay, Jaamacadda Boosaaso waxay dooneysaa in ay noqoto hoggaamiyaha waxbarashada sare ee Puntland

Jaamacada Boosaaso ayaa markii hore lagu asaasay machad ahaan gudaha magaalada Boosaaso sanadkii 2006-kii. Muddo yar gudahood waxay noqotay jaamacad la aqoonsanyahay, oo buuxineysa dhammaan shuruudaha looga baahanyahay in ay noqoto haayad waxbarasho sare. Jaamacada ayaa faraceeda magaalada Garoowe furtay sanadkii 2012-kii. Inkastoo ay wax yar jirtay Jaamacadda Boosaaso waxay dooneysaa in ay noqoto jaamacadda ugu sareysa Puntland, Soomaaliya. Warsidaha[Read More…]

Ciidamada PSF oo sheegay in 41 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay Buuraha Caalmadow

Ciidamada PSF oo sheegay in 41 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay Buuraha Caalmadow

Garoowe-(Puntland Mirror) 41 dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Buuraha Caalmadow, Ciidamada Amaanka Puntland ayaa bayaan ku sheegay maanta oo Sabti ah. “Ciidamada Amaanka Puntland ee PSF ayaa howgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Maraje ee Buuraha Caalmadow si looga jawaabo weerarkii xalay lagu qaaday saldhig ay lahaayeen[Read More…]

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Yuusuf “Dowlad”oo saxaafada kula hadlayay Garoowe June 2, 2018. [Sawirka]

Puntland oo ku eedaysay Somaliland weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada ee deegaanka Bali-Khadar

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ku eedaysay Somaliland in ay soo qaaday weerarkii xalay ka dhanka ahaa saldhig kuyaala deegaanka Bali-Khadar ee Buuraha Galgala. Shir saxaafadeed uu Garoowe ku qabtay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Yuusuf “Dowlad” ayaa yiri: “Dowladda Puntland waxay u sheegaysaa shacabka Puntland ummada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in xalay oo bishu ahayd 2-da June 2018, saqdii dhexe[Read More…]

Ugu yaraan shan askari oo katirsan Puntland oo ku dhimatay weerar lagu qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Buuraha Galgala

Ugu yaraan shan askari oo katirsan Puntland oo ku dhimatay weerar lagu qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Buuraha Galgala

Garoowe-(Puntland Mirror) Saldhig ay leeyihiin ciidamada Puntland ayaa fiidkii xalay oo Sabti ahayd la weeraray, ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyay warsidaha Puntland Mirror. Ugu yaraan shan askari oo katirsan Puntland ayaa ku dhimatay weerarka oo socday dhowr saacadood, ilo-wareedyo milatari, kuwaasoo codsaday in aan magacooda la sheegin, ayaa u sheegay Puntland Mirror. Saldhiga ayaa kuyaala deegaanka Bali-khadar ee Buuraha Galgala, sida[Read More…]

Camay ayaa Arbacadii u safray magaalada Buuhoodle. [Sawirka]

Camay: Puntland waxay balanqaadaysaa inta la xoreynayo Laascaano in dagaalka uusan istaagin

Buuhoodle-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa sheegay in dagaalka hadda u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland uusan joogsami doonin ilaa Somliland laga xoreeyo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Isaga oo la hadlayay boqolaal shacabka reer Buuhoodle ah maanta oo Khamiis ah Cabdixakiin Cumar Camay ayaa yiri: “Anoo Madaxweyne Ku Xigeenkii Puntland ah, Puntland waxay balanqaadaysaa inta la xoreynayo Laascaano[Read More…]

Mudaaharaad nabadgelyo ah oo ay dhigayeen shacabka magaalada Laascaanood ayaa isu bedelay qalalaase dhiig ku daatay ka dib markii maamulka Soomaaliland ay kala hortageen weerar arxan daro  iyo rasaas nool. [Sawirka]

Puntland oo sheegtay in maamulka Somaliland ay dhibbaato balaaran ka geysteen Laascaanood, lagana xoreyn doono

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in dhibbaato balaaran ay ka jirto magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. “Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa hadda waxaa ka socda caburin, xarig iyo jirdil aan la aqbali karin oo loo geysanayo hooyooyinka, arday iyo shacab nugul oo aan waxba galabsan, waxaana hadda ku jira xabsiyada iyo garoomada lagu ciyaaro kubada cagta boqolaal qof oo[Read More…]

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar Camay. [Sawika]

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo u safray magaalada Buuhoodle

Buuhoodle-(Puntland Mirror) Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror. Cabdixakiin Cumar Camay ayaa inta uu ku guda jiro safarkiisa Buuhoodle, waxaa uu la kulmi doonaa isimada iyo bulshada halkaas, ilo-wareedka ayaa intaas ku daray.

Maleeshiyada ISIS ayaa ku dhuumanaya gobolka Bari. [Sawirka: Furat]

Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland oo ku dhintay weerar ay ISIS ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala gobolka Bari

Boosaaso-(Puntland Mirror) Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay weerar ka dhacay tuulada Canjeel ee gobolka Bari xalay, oo ay qaaday maleeshiyada ISIS. Fowsi Xasan Ismaaciil, oo ah taliyaha ciidamada Puntland katirsan ee weerarka lagu qaaday, ayaa warbaahinta u sheegay in maleeshiyada ISIS ay saddex jiho kasoo weerareen saldhiga ciidamada balse si buuxda ay isaga daafaceen. Saddex qof[Read More…]

Scroll Up