Madaxweynaha dowladda Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobolka Mudug
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay cuqaasha iyo nabadoonada Gaalkacyo. Madaxweynaha iyo waxgaradka ayaa kulankooda diirada ku saaray dagaalka gobolka Mudug […]