Ciidamada gadoodsan ee Puntland oo ka baxay kantaroolka koonfureed ee Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada gadoodsan ee Puntland oo dalbanaya mushahaarka ayaa maanta oo Axad ah isaga baxay kantaroolka koonfureed ee caasimada Puntland, Garoowe, kadib markii ay qabsadeen asbuucii lasoo dhaafay, sida saraakiil katirsan wasaaradda amniga ay […]