somali news
Maleeshiyada ISIS oo ka baxday Qandala saacado kadib markii ay qabsadeen magaalada
Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ISIS ayaa ka baxday magaalada Qandala ee gobolka Bari ee Puntland kadib markii ay qabsadeen, sida ay cadeeyeen dadka deegaanka. In ka badan 50 maleeshiyada ISIS ah ayaa qabsaday magaalo xeebeedka subaxnimadii […]