somali news
Burcadbadeeda Soomaaliya oo sii daysay markab ganacsi kadib hal asbuuc oo ay afduub u haysteen
Garoowe-(Puntland Mirror) Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa sii daysay markab ganacsi oo ay afduubteen horaantii asbuucaan, sida sarkaal katirsan ciidamada badda Puntland uu u xaqiijiyay warsidaha Puntland Mirror. Mowliid Xasan oo katirsan ciidamada badda Puntland ee PMPF […]