somali news
Madaxweynaha dowladda Puntland oo daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa Garoowe iyo Eyl
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Garoowe ku daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa magaalada Garoowe iyo degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Isaga oo ka hadlayay munaasabada daahfurka […]