somali news
Madaxweyne Farmaajo oo u safray Sucuudi Caraabiya si uu uga qeybgalo shir-weynaha u dhaxeeya Wadamada Carabta iyo Mareykanka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah u safray dalka Sucuudi Caraabiya si uu uga qeybgalo shir-weynaha u dhaxeeya Wadamada Carabta iyo Mareykanka, kaasoo lagu qaban doono magaalada Riyadh. Farmaajo […]