somali news
Shirweynihii Qaran ee Hanaanka Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay gudaha Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Shirweynihii Qaran ee Hanaanka Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa shalay oo Sabti ahayd lagu soo gabagaboobay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirweynahan Qaran waxaa ka soo qayb galay ergo matalaysey dadka Soomaaliyeed oo ka kala […]