somali news
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay maxaabiis gaaraya 119 ciida darteed
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ciida darteed cafis u fidiyay maxaabiis gaaraya 119 kuwaasoo oo ku kala jira xabsiyada kala duwan ee kuyaala gudaha Puntland, sida taliyaha booliiska Garoowe Kornayl Maxamuud Muuse Bile […]