somali news
Ugu yaraan afar askari oo katirsan maamulka Koonfur Galbeed oo lagu dilay qarax
Baydhabo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar askari ayaa lagu dilay kuwo kale oo badana waa lagu dhaawacay markii miino wadada lagu aasay lala eegtay kolonyo ciidamo katirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha […]