somali news
Dakhtarkii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Jaamac Salaad oo geeriyooday
Garoowe-(Puntland Mirror) Dakhtarkii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Jaamac Salaad sidoo kale loo yaqaan (MJ) oo aqoonta u lahaa qaliinka xanuunada neerfaha ayaa geeriyooday, sda ay xaqiijiyeen qoyskiisu. Maanta oo Talaado ah ayuu ku geeriyooday isbitaal […]