somali news
Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi
Qaahiro-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-sisi kulan kula yeeshay gudaha magaalada Qaahira maanta oo Axad ah. Qoraal kooban oo uu boggiisa Twitter-ka soo dhigay, Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in […]