somali news
Maxkamada ciidamada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku xukuntay labo eedaysane oo loo heystay dilka oday dhaqameed
Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah dil toogasho ah ku xukuntay labo eedaysane oo loo heystay in ay dileen oday dhaqameed kamid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada dowladda federaalka Soomaaliya. Maxkamada […]