somali news
Qarax ugu yaraan shan askari oo katirsan ciidamada Puntland ku dilay tuulada Af-urur
Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan asakri oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhimatay kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarac ka dhacay tuulada Af-urur ee Buuraha Galgala maanta oo Jimce ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo […]