• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 23, 2019 ] Madaxweyne Deni oo kormeeray ciidamada difaaca Puntland oo ku sugan xerada 54-aad ee Garoowe Puntland
  • [ February 23, 2019 ] Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya Somalia
  • [ February 20, 2019 ] Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi Somalia
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
  • [ February 16, 2019 ] Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub Puntland
HomeSomalia

Somalia

somali news

Puntland

Madaxweynaha dowlada Puntland oo u safray Itoobiya

August 17, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah u safray dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa Itoobiya ku waheliyay xubno kamid ah golaha xukuumada. Madaxweyne Cabdiweli ayaa ka hor intii […]

Somalia

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyay

August 17, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelan doona kulankoodii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan  intii lagu guda jiray afartii sanno ee lasoo dhaafay, sida ay sheegeen xubno kamid ah baarlamaanka. Wakhtiga […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Yuusuf Xaaji Nuur u magacaabay guddoomiyaha maxkamada sare ee Puntland

August 16, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamada sare ee dowlada Puntland. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Yuusuf Xaaji Nuur guddoomiyaha cusub ee maxkamada sare ee dowlada Puntland, sida ku qoran digreeto […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay haayadaha QM ee ka shaqeeya gudaha Puntland

August 16, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe haayadaha Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay magaalada Garoowe, kuwaasoo dowlada kala shaqeeya arrimaha insaanimada […]

Somalia

DFS oo sheegtay in howlgal ay ciidamdeeda dhawaan ka sameeyeen gobolka Jubbada Dhexe lagu burburiyay saldhigyo ay Al-Shabaab lahaayeen

August 16, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay burburiyeen saldhigyo ay Al-Shabaab lahaayeen kadib howlgalo dhawaan ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe ee Soomaaliya. Ciidamada kumaandooska Danab ee dowlada federaalka oo Maraykanka tababaray iyo […]

Somalia

Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh Maxamuud oo qurbajoogta Soomaalida ku amaanay kaalintooda horumarineed ee dalka

August 16, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku amaanay qurbajoogta Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin hrorumarinta dalka. Madaxweynaha oo ka hadlayay shirka qurbajoogta oo shalay oo Isniin ahayd lagu soo gabagabeeyay caasimada […]

Puntland

Sawiro: Howlgal ay wadajir uga sameeyeen Gaalkacyo ciidamada PSF iyo Danab oo lagu soo qabtay hub iyo gaari uu lahaa sarkaal Al-Shabaab ah

August 15, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada PSF Puntland iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya ee Danab ayaa maanta oo Isniin ah kusoo qabtay magaalada Gaalkacyo hub iyo gaari. Gaariga iyo hubka ayaa ciidamada sheegeen inuu lahaa sarkaal Al-Shabaab ah, […]

Somalia

Madaxweyne Shariif Xasan: Waxaanu ka shaqayn doonaa horumarka

August 15, 2016 Puntland Mirror 0

Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta oo Isniin ah dhagax-dhigay wado cusub oo laami ah, taasoo laga dhisi doono magaalada Baydhabo. “Waxaanu dhagax dhignay jaamacad asbuucaan bilowgiisii, haddana […]

Puntland

Waardiyaasha Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qabsaday xarunta bangiga AMAL Garoowe

August 15, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamo tikniko ku hubaysan oo katirsan Waardiyaasha madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar Camay ayaa saakay oo Isniin ah gudaha u galay xarunta Amal Bank ee Garoowe, iyagoo haystay xarunta muddo saacad ku dhow. […]

Somalia

Ciidamo Maraykan ah oo 30 maleeshiyaad Al-Shabaab ah ku dilay koonfurta Soomaaliya

August 14, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamo gaar ah oo Maraykan ah ayaa dilay in ka badan 30 maleeshiyaad Al-Shabaab ah, oo ay ku jiraan saraakiil intii uu socday howlgalo amni oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya intii lagu guda […]

Posts navigation

« 1 … 177 178 179 … 200 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya

    February 23, 2019 0
    Bujumbura-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Burundi ayaa ku taageeray dowladda hanjabaada ku saabsan in ay la bixi doonaan dhammmaan ciidamadooda katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AIMSOM ee Soomaaliya. Midowga Afrika qorshahooda ku saabsan tartiib uga saarista ciidamada [...]
  • Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi

    February 20, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan la kumi doonin hoggaamiyaha maamulka Somaliland, sida ilo-wareedyo xog ogaal ah oo katirsan dowladda Federaalka ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Maalmihihii u dambeeyay warbaahinta Soomaaliya iyo [...]
  • Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabab says it killed 57 Kenyan soldiers in attack on military base

    January 27, 2017 0
      Mogadishu-(Puntland Mirror) Al-Shabab armed group says it has killed at least 57 Kenyan soldiers after they attacked a military base in Kulbiyow area of Lower Juba region, near the Kenyan border. Al-Shabaab’s military operation [...]
  • Ugu yaraan labo askari oo ku dhintay dagaal Shebeellaha Dhexe ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya

    December 26, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo askari ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Dagaalka oo salka ku haya muran u dhaxeeya labo sargaal oo ciidamada [...]
  • Maleeshiyada Al-Shabaab oo magaalada Goofgaduud ka qabsatay ciidamada dowlada Soomaaliya

    October 30, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta oo Axad ah ka qabsatay ciidamada dowlada Soomaaliya magaalada Goofgaduud oo kutaala koonfur-galbeed Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha. Sarkaal dhanka amaanka ah oo katirsan dowlada Soomaaliya oo codsaday in [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions