somali news
Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo bilowday buuxinta waddooyinka ay biyaha roobka fariistaan
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa bilowday buuxinta waddooyinka ay biyaha roobka fariistaan ee kuyaala gudaha magaalada, sida uu sheegay masuul katirsan dowladda hoose. Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Axmed, xoghayaha dowladda hoose oo warbaahinta maanta […]