somali news
Safiirkii Mareykanka u joogay Soomaaliya oo iscasilay
Nairobi-(Puntland Mirror) Safiirkii Mareykanka u joogay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa iscasilay, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo ku dhow safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Iscasilaadiisa ayaa lagu sheegay arrimo shakhsiyadeed, sida ay ilo-wareedku sheegeen. Bishii July ee sanadkii […]