somali news
Puntland oo daawooyin iyo dhaqaatiir caafimaad geysay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Puntland ayaa daawooyin iyo dhaqaatiir caafimaad maanta oo Arbaco ah geysay magaalada Muqdisho si looga qeyb qaato gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Muqdisho. Afartan oo daawo ah iyo toban qof oo isugu jira […]