somali news
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ciidankeedu saddex maleeshiyo Al-Shabaab ah ay ku dileen gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamadeedu ku dileen saddex maleeshiyo oo Al-Shabaab ah deegaanka Basra ee gobolka Shebeellaha Dhexe maanta oo Arbaco ah, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee Sonna, oo […]