somali news
Ciidamada badda Talyaaniga ee ilaalada ka haya xeebaha Soomaaliya oo qabtay lix nin oo looga shaki qabo burcadbadeed
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada badda Talyaaniga ee ilaalada ka haya xeebaha Soomaaliya ayaa qabtay lix nin oo looga shaki qabo burcadbadeed, sida ay bayaan ku sheegeen howlgalka ciidamada badda ee Yurub (EU NAVFOR). Dhacdada ayaa 24 […]