somali news
Raysulwasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirka gaashaandhiga, xilkana ka qaaday wasiirka arrimaha diinta
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Axmed Mursal Shiikh wasiirka gaashaandhiga, sida maanta oo Axad ah ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee SONNA, oo soo xiganaysa wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar […]