somali news
Madaxweynaha Soomaaliya oo tagay magaalada Sharmal Shiikh oo uu uga qeybgali doono shirka COMESA
Sharmal Shiikh-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay oo Khamiis ahayd tagay magaalada Sharmal Shiikh. Farmaajo ayaa ka qeybgali doona shirka Suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA), oo looga hadlayo maalgashiga iyo horumarinta […]