Somali News

Ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo fashiliyay weerar qarax gaari

Ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo fashiliyay weerar qarax gaari

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada nabadsugida Soomaaliya ayaa xalay oo Axad ahayd ku fashiliyay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho weerar la rabay in loo adeegsado gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay, sida uu sheegay sarkaal. Afhayeenka gobolka Banadaair Cabdifataax Cumar Xalane ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen gaariga laga soo buuxshay walxaha qarxa iyo noocyo kale oo hub[Read More…]

Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay shacabka Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlada Puntland oo la kulmay shacabka Gaalkacyo

    Galkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah la kulmay bulshada Gaalkacyo. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen cuqaal, wax-garad, aqoon yaha, dhallinyaro iyo haween ayaa waxaa diiradda lagu saarayey xaaladda amni ee gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Dhammaan dadweynihii kala duwanaa ee kasoo qayb galay kulanka ayaa soo jeediyey talooyinkooda la[Read More…]

by July 2, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha dowlada Puntland oo 97 maxbuus cafiyay ciida Fidriga awgeed

Madaxweynaha dowlada Puntland oo 97 maxbuus cafiyay ciida Fidriga awgeed

  Garoowe-(Puntland Mirror) Digreeto uu soo saaray Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali maanta oo Sabti ah ayuu cafis ugu fidiyay tiro maxaabiis ah ciida Fidriga awgeed. Sida lagu sheegay digreetada madaxtooyada, Madaxweynaha ayaa cafis u fidiyay 97 maxbuus oo ku eedaysnaa dambiyo fudud. Saamaxaadan ayaa imaanaysa kahor damaashaadka Ciida iyadoo maxaabiista ay qoysaskoodii dib ula midoobi doonaan. Madaxweynayaasha Puntland[Read More…]

by July 2, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay weerar madfac Baydhabo

Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay weerar madfac Baydhabo

  Baydhabo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay 18 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar madfac oo lagu weeraray magaalada Baydhabo ee koonfur galbeed Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaal. “Qaraxyada madfaca waxaa ku dhintay labo qof oo shacab ah waxaana ku dhaawacmay 18 qof oo kale,” Cabdulaahi Cali Watiin oo ah guddoomiyaha degmada Baydhabo ayaa sidaa u sheegay[Read More…]

by July 2, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Shiikh Muqdisho lagu dilay

Shiikh Muqdisho lagu dilay

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Dablay aan la garanayn ayaa xalay Muqdisho toogasho ku dishay nin Shiikh ahaa oo ka shaqayn jiray warbaahinta dowlada. Shiikh Cumar Xuseen Xasan oo ahaa tabiye barnaamijyada diiniga ah ayaa waxaa xalay oo Sabti ahayd lagu toogtay banaanka Masaajid kuyaala deegaanka Xamar Jajab ee Muqdisho. Dablaydii weerarka geystay ayaa ka cararay goobta kadib dilka, sida ay sheegeen[Read More…]

by July 2, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Garaad Abshir Saalax Maxamed oo dalka Sweden ku geeriyooday

Garaad Abshir Saalax Maxamed oo dalka Sweden ku geeriyooday

  Garoowe-(Puntland Mirror) Garaad Abshir Saalax Maxamed oo kamid ahaa isimada Puntland ee gobolka Sool kasoo jeeda ayaa ku geeriyooday dalka Sweden, sida ay warsidaha Puntland Mirror u xaqiijiyeen dad ay isku dhowyihiin. Garaadka ayaa beryahan ku xanuunsanaa isbitaal kuyaala dalka Sweden, sida ay Puntland Mirror u sheegeen dad eheladiisa ah, Garaadka ayaa u geeriyooday xanuun ka hayay dhanka kalyaha[Read More…]

by July 1, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha dowlada Puntland oo ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 56-aad ee maalinta xornimada

Madaxweynaha dowlada Puntland oo ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 56-aad ee maalinta xornimada

  Gaalkacyo-(Puntand Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 56-aad ee madaxbanaanida dalka. Madaxweynaha oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa tilmaamay maanta in ay tahay maalin ku weyn shacab weynaha Soomaaliyeed, maadaaba ay tahay maalintii dadka Soomaaliyeed ay heleen xorriyada iyo gobanimada. “Waxaan rabaa maanta in aan halkaan uga dirodadweynaha Soomaaliyeed meel walboo[Read More…]

by July 1, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Soomaaliya oo u dabaaldagaysa sanadguurada 56-aad ee madaxbanaanida dalka

Soomaaliya oo u dabaaldagaysa sanadguurada 56-aad ee madaxbanaanida dalka

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Wadanka Soomaaliya ayaa u dabaaldagaya munaasabada 56-aad ee madaxbanaanida dalka. Xuska 1-da Luulyo oo ah maalintii ay gobolada Soomaaliyeed ee koonfurta ka qaateen xornimadooda Talyaaniga ahna maalinta ay midoobeen waqooyi iyo koonfur ayaa laga xusay gudaha dalka iyo dibadaba. Gudaha Muqdisho munaasabad weyn ayaa xalay lagu qabtay xarunta dowlada hoose ee magaalada, waxaana kasoo qaybgalay munaasabada Madaxweynaha[Read More…]

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo dib u magacaabay guddiga doorashada heer federal

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo dib u magacaabay guddiga doorashada heer federal

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin: Cumar Maxamed Cabdulle 2. Mustaqiim Wayd 3. Maxamed Kaynaan 4. Saciid Jaamac[Read More…]

Ugu yaraan 18 qof oo ku dhimatay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow Muqdisho

Ugu yaraan 18 qof oo ku dhimatay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow Muqdisho

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Miinada dhulka lagu aaso ayaa ugu yaraan 18 qof oo shacab ah ku dishay deegaanka Lafoole oo u dhow caasimada Soomaaliya, Muqdisho, sida ay sheegeen booliska. “Dhamaan 18 qof oo gaari bas ah saarnaa ayaa dhintay waana ay gubteen. Miinada gacanta laga hago ayaa ku qaraxday oo lagu aasay wadada dhinaceeda,” Cabduqaadir Maxamed oo ah sarkaal booliis[Read More…]

Scroll Up