somali news
Puntland oo isku diyaarinaysa soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa isku diyaarinaysa soo dhaweynta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Farmaajo ayay qorsheysantahay in uu Axada ku yimaado Puntland safarkiisii ugu horeeyay tan iyo makii uu noqday madaxwenaha Soomaaliya bishii Febaraayo ee sanadkii […]