somali news
Wasiirkii hore ee amniga Puntland oo uga digay Faroole in uu keligiis ku hadlo magaca siyaasiyiinta gobolka Nugaal
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii hore ee amniga Puntland ayaa sheegay in Faroole uusan keligiis ku hadli karin siyaasadda gobolka Nugaal. “Nugaal hal siyaasi ma leh, Cabdiraxmaan keliya siyaasi maahan, siyaasiyiin badan bay leedahay, waan ka digeynaa […]