somali news
Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay ciidamadda booliiska
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Cabdullaahi Shire Dool u magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada booliiska, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday maanta oo Khamiis ah. Digreetada, ayaa Madaxweyne Cabdiweli sidoo kale […]