Somali News

Madaxweyne Xasan iyo Uhuru oo wadahadal ku yeeshay Nayroobi

Madaxweyne Xasan iyo Uhuru oo wadahadal ku yeeshay Nayroobi

Madaxweynaha Kiinya Uhuru Kenyata iyo dhigiisa Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wadahadal labo geesood ah ku yeeshay aqalka madaxtooyada, Nayroobi. Wadahadalka u dhaxeeya  labada Madaxweyne ayaa diirada lagu saaray go’aanka xirida xerada qaxootiga ee Dhadhaab, saamaynta sharciyada duulimaadyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kiinya, iyo iskaashiga dhanka amaanka. Madaxweyne Xasan oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kiinya ayaa booqday xerada[Read More…]

by June 7, 2016 0 comments Home, Somali News
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xerada qaxootiga Dhadhaab

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xerada qaxootiga Dhadhaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta duhurkii gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kiinya halkaas oo  ay ku noolyihiin qaxooti badan oo Soomaali ah. Waxaa madaxweynaha halkaas kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kiinya iyo saraakiil kale oo dalkaas ah. Madaxweyne Xasan ayaa booqashadiisa la xiriirtaa sidii uu wax uga ogaan lahaa xaalada qaxootigaas Soomaaliyeed oo[Read More…]

by June 6, 2016 0 comments Home, Somali News
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kiinya. Wefdiga ayaa hordhac u ah Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la filayo inuu maanta halkaas gaaro. Sidoo kale waxaa Dhadhaab gaaray wefdi  ka socda Kiinya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kiinya. Dowlada Kiinya ayaa dhawaan sheegtay[Read More…]

by June 6, 2016 0 comments Home, Press Releases, Somali News
Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Wasaarada Cadaalada Puntland oo iclaamisay in maalinta Isniinta ay Ramadaan kow tahay

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaarada cadaalada Puntland ayaa sheegtay in berito ay tahay Ramadaan, sida uu sheegay wasiirka cadaalada. Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Saalax Xabiib oo caawa la hadlay taleefishinka dowlada Puntland ayaa sheegay in bisha laga arkay gobolka Shabeelaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Dhanka kale, Wasaarada diinta iyo awqaafta dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa Iyana iclaamisay in beri oo Isniin ah[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Home, Puntland, Somali News
Gabar wariye ah oo lagu dilay Muqdisho

Gabar wariye ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gabar wariye ahayd oo ka shaqayn jirtay idaacada dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay magaala Muqdisho. Sagal Salaad Cismaan ayaa koox hubaysan ku toogteen kasoo horjeedka Jaamacada Plasma oo ay wax kabaran jirtay. Sagal ayaa muddo labo sanno la shaqaynaysay idaacada dowlada ee Raadiyo Muqdisho sida ay Puntland Mirror u sheegeen asxaab warbaahinta katirsan. Kooxihii dilka geystay ayaa[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Home, Somali News
Beesha caalamka oo soo dhoweysay go’aanka Madasha Hogaanka Qaran ee ku saabsan geedi-socodka doorasho ee 2016

Beesha caalamka oo soo dhoweysay go’aanka Madasha Hogaanka Qaran ee ku saabsan geedi-socodka doorasho ee 2016

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Ethiopia, Italy, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyay horumarka muhiimka ah ee Madasha Hogaanka Qaran (MHQ) usbuucan ka gaartay hanaanka geedi-socodka doorasho ee 2016.   “Madaxda Madashu waxay usbuucan yeesheen shir aan loo kala kicin oo socday shan maalmood. Waxay kawada hadleen arrimo adag. Kasokow kala aragti duwanaanta,[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Home, Somali News
Ugu yaraan 20 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sool

Ugu yaraan 20 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sool

Garoowe-(Puntland Mirror) ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay deegaano miyi ah oo hoostaga gobolka Sool ee Puntland. Sida Puntland Mirror ay ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo u sheegeen dagaalka ayaa u dhaxeeya laba jifiyood oo deegaanka ah, waxaana dagaalku uu ka dhacay deegaan la dhaho Dharkeeygeenyo oo katirsan gobolka Sool. Ilaa iyo hadda inta la ogyahay[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Somali News
Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

Wakaalada wararka Turkiga (Anadul) ayaa heshiis iskaashi ah la saxiixatay wakaalada wararka dowlada Soomaaliya intii lagu guda jiray booqashadii madaxweyne Rajib Dayib Erdogan uu ku tagay Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Anadul Senol Kazanci iyo agaasimaha wakaalada wararka qaranka Soomaaliya (SONNA) Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa jimcadii heshiiska ku gaaray in labada wakaaladood ay isa siiyaan qoraalada, sawirada iyo muuqaalada. Xaflada oo[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Somali News
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta ka dhoofay magalada Bosaso, ayaa galabta gaaray magalada Abu Dhabi waddanka isu-tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Gaas, ayaa qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland lagu sheegay inuu salka ku hayo wanaajinta xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac iyo kawada hadalka arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda iyo hormarinta[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa dib uga soo laabtay dalka, kadib markii uu magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kaga soo qeyb galay Shirkii Madasha Qaran ee doorashadda 2016. Prof.Gaas ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Bosaso, halkaasi oo uu kula kulmay qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda iyo taliyayaasha ciidamadda booliska, ciidamada badda iyo ciidamadda la[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Scroll Up