somali news
358 qof oo ku dhintay shilal gaari oo ka dhacay Puntland sanadkii 2017
Garoowe-(Puntland Mirror) 358 qof ayaa ku dhintay shilal gaari oo ka dhacay Puntland sanadkii 2017, sida lagu sheegay warbixin sanadeed ay Khamiistii soo saareen Taliska Qeybta Nabadgelyada Waddooyinka Puntland. Sida warbixinta lagu sheegay, 3384 shil […]