Somali News

RW Sharmaake oo Maxamed Aadan Jimcaale u magacaabay agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Soomaaliya

RW Sharmaake oo Maxamed Aadan Jimcaale u magacaabay agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Soomaaliya. Aadan ayaa badali doona Janaraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud kaasoo bishii lasoo dhaafay loo magacaabay agaasimaha cusub ee haayada nabadsugida qaranka ee NISA. Agaasimaha cusub ee laanta socdaalka ayaa horey u ahaa madaxa amniga ee gobolka Banaadir.

by July 27, 2016 0 comments Somali News
Ciidamada nabadsugida NISA oo gaari walxaha qarxa ay saarnaayeen ku qabtay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Ciidamada nabadsugida NISA oo gaari walxaha qarxa ay saarnaayeen ku qabtay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada nabadsugida dowlada Soomaaliya ee NISA ayaa howlgal ay xalay oo Talaado ahayd ka sameeyeen huteel kuyaala Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxay ku qabteen gaari walxaha qarxa iyo hub ay saarnaayeen. Howlgalka ayaa yimid kadib markii ciidamada ay heleen in koox al-Shabaab ah ay ku dhuumanayeen huteel kuyaala suuqa Bakaaraha oo la dhaho Cimraan, sida ay sheegeen saraakiisha[Read More…]

by July 27, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Al-Shabaab oo sheegtay Saalax Badbaado oo horey xildhibaan DFS u ahaa inuu kamid ahaa kooxdii shalay weerarka is-biimaynta ah ka sameeyay Muqdisho

Al-Shabaab oo sheegtay Saalax Badbaado oo horey xildhibaan DFS u ahaa inuu kamid ahaa kooxdii shalay weerarka is-biimaynta ah ka sameeyay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaan hore oo ka tirsanaan jiray baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa kamid ah naftood haligayaashii shalay oo Talaado ahayd isku-qarxiyay meel u dhow xarunta Amisom ee Muqdisho, sida ay sheegeen kooxda al-Shabaab. Idaacada kooxda al-Shabaab u faafisa wararka ee Andalus ayaa sheegtay Saalax Badbaado inuu kamid ahaa nimankii isku-qarxiyay shalay Muqdisho. Idaacada ayaa baahisay cod laga duubay Saalax[Read More…]

by July 27, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Kooxda kubada cagta Puntland oo ku guulaysatay koobka maamul goboleedyada Soomaaliya

Kooxda kubada cagta Puntland oo ku guulaysatay koobka maamul goboleedyada Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta Puntland ayaa ku guulaysatay ciyaaraha maamul goboleedyada dalka kadib markii ay gool ku laad ku garaacday kooxda Jubbaland. Kooxda Puntland ayaa 5-3 gool ku laad ah ku guulaysatay kadib 90-kii daqiiqo oo ciyaarta markay dhamaatay haddana lagu daray wakhtiga dheeriga ah. Ciyaarya kama dambaysta ahayd ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh[Read More…]

by July 26, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Sports
African Union peacekeepers and unidentified foreigners stand outside the main U.N. compound, following an attack on it in Mogadishu, Somalia Wednesday, June 19, 2013. Al-Qaida-linked militants detonated multiple bomb blasts and engaged in ongoing battles with security forces in an attempt to breach the main U.N. compound in Mogadishu, officials said Wednesday. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Al-Shabaab oo weerar isbiimayn ah ku dishay ugu yaraan 15 qof xarunta Amisom ee Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan ciidamo ilaalo ah oo katirsan Amisom iyo Qaramada Midoobay ayaa ku dhintay kadib markii labo gaari oo qarax ah ay ka dhaceen meel u dhow xarunta Amisom ee Xalane oo ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho, sida ay sheegeen goobjoogayaasha iyo saraakiisha. Kooxda hubaysan ee al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaas. “Mujaahidiintayadu[Read More…]

Qarax xoogan oo ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho

Qarax xoogan oo ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax culus ayaa ka dhacay goor dhawayd meel u dhow meesha laga soo galo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa daba socday rasaasta qoryaha, sida ay sheegeen goobjoogayaal. Faahfaahin dheeri ah dhaqso baanu soo gudbin doonaa.

by July 26, 2016 0 comments Somali News
In ka badan 300 oo macalimiin ah oo ka qalinjabiyay kulliyada tababarka macalimiinta GTEC

In ka badan 300 oo macalimiin ah oo ka qalinjabiyay kulliyada tababarka macalimiinta GTEC

Garoowe-(Puntland Mirror) In kabadan 300 oo macalimiin ah ayaa maanta oo Isniin ah ka qalinjabiyay kulliyada macalimiinta ee Garoowe “GTEC”. Madaxweynaha dawladda Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali, wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf Ciise, xildhibaano iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgashay munaasabada oo lagu qabtay kulliyada GTEC. Madaxweynaha dawladda Puntland oo munaasabadda qalinjebinta ah khudbad ka jeediyey ayaa hambalyo iyo bogaadin[Read More…]

by July 25, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Dooni ganacsi oo u rarnayd ganacsato Puntland ah oo ku degtay biyaha Badda Cas

Dooni ganacsi oo u rarnayd ganacsato Puntland ah oo ku degtay biyaha Badda Cas

Boosaaso-(Puntland Mirror) Dooni u rarnayd ganacsato Puntland ah ayaa ku degtay Badda Cas ee u dhaxaysa magaalooyinka Dubai iyo Boosaaso, sida ay sheegeen ganacsatada. Doonida ayaa dhawaan kasoo baxday dekada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta waxayna kusoo socotay Boosaaso. Sida uu khadka taleefoonka ugu sheegay warsidaha Puntland Mirror qof kamid ah ganacsatada ay doonida u rarnayd, doonida ayaa siday[Read More…]

by July 25, 2016 0 comments Jubaland, Somali News
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dib loo dhigayo bisha December: Warbixin

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo dib loo dhigayo bisha December: Warbixin

Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada Soomaaliya oo lagu balansanaa in ay dhacdo bisha September ayaa la filayaa in ay dib u dhacdo bisha December, sida ay Puntland Mirror u sheegeen ilo-wareedyo dibloomasi oo lagu kalsoonaan karo. Doorashada labada aqal ee aqalka sare iyo aqalka hoose ayaa dhici doonta bisha October, sida ay sheegayaan ilo-wareedku. Doorashada Madaxweynaha ayaa la filayaa in ay dhacdo[Read More…]

by July 25, 2016 0 comments Somali News
Diyaarado dagaal oo looga shaki qabo in ay Kenya leedahay oo duqeeyay xero milatari oo ay Al-Shabaab ku leedahay gobolka Gedo. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyay saldhigyada al-Shabaab ee gobolka Gedo

Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeeyay saldhigyo ay al-Shabaab ku leedahay gobolka Gedo, sida uu sheegay sarkaal. Guddoomiyaha gobolka Gedo, Axmed Buule Xasan oo la hadlay saxaafada gudaha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay gantaalo badan ku garaaceen saldhigyada maleeshiyada al-Shabaab ay ku leeyihiin meel u dhow deegaanka Ceel-cade ee gobolka Gedo. Ma jirto tiro sax[Read More…]

by July 25, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Scroll Up