Somali News

Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

Wakaaladaha wararka Turkiga iyo Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

Wakaalada wararka Turkiga (Anadul) ayaa heshiis iskaashi ah la saxiixatay wakaalada wararka dowlada Soomaaliya intii lagu guda jiray booqashadii madaxweyne Rajib Dayib Erdogan uu ku tagay Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Anadul Senol Kazanci iyo agaasimaha wakaalada wararka qaranka Soomaaliya (SONNA) Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa jimcadii heshiiska ku gaaray in labada wakaaladood ay isa siiyaan qoraalada, sawirada iyo muuqaalada. Xaflada oo[Read More…]

by June 5, 2016 0 comments Somali News
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Imaaraatka Carabta

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali oo maanta ka dhoofay magalada Bosaso, ayaa galabta gaaray magalada Abu Dhabi waddanka isu-tagga Imaaraadka Carabta halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Gaas, ayaa qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland lagu sheegay inuu salka ku hayo wanaajinta xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac iyo kawada hadalka arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda iyo hormarinta[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso tagay kadibna u duulay Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa dib uga soo laabtay dalka, kadib markii uu magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya kaga soo qeyb galay Shirkii Madasha Qaran ee doorashadda 2016. Prof.Gaas ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Bosaso, halkaasi oo uu kula kulmay qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda iyo taliyayaasha ciidamadda booliska, ciidamada badda iyo ciidamadda la[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweyne Uhuru: Nabad Ma helayno ilaa Soomaaliya laga nabadeeyo

Madaxweyne Uhuru: Nabad Ma helayno ilaa Soomaaliya laga nabadeeyo

Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa qiray in Dalkiisa uusan heleyn Nabad iyo Xasilooni lagu naaloodo ilaa laga nabadeeyo Dalka Soomaaliya. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay Caalamka in ay gacan ka geystaan nabadeynta Dalka Soomaaliya oo ay colaado ragaadiyeen in ka badan 20 Sanno. “Kenya Nabad kuma naalooneyso, ilaa laga soo celiyo Nabadii iyo kala dambeyntii ka jirtay Dalka[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News
Puntland: Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in shaacinta bisha Ramadaan laga sugo wasaaradda

Puntland: Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in shaacinta bisha Ramadaan laga sugo wasaaradda

Wasiirka Cadaaladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa maanta sheegay in loo diyaar garoobo wixii ka dambeeya bari bisha barakaysan ee Ramadaan. Saalax ayaa wadaadda Puntland uga digay inay ku deg degaan iclaaminta bisha Barakaysan oo laga fiirsado, isagoo khilaafka soonka Ramadaanka yimaada sheegay inay ka dhalato in lagu deg dego Iclaaminta Ramadaanka. Wasiirka ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in shaacinta[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Garoowe-(Puntland Mirror) Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta qorshuhu yahay inay tagaan magalada Bosaso xarunta gobolka Bari isagoo kasoo kicitimay goor dhaweyn caasumadda Soomaaliya ee Muqdishu, halkaas oo uga qayb galay  shirka madaxda Soomaalida ee looga hadlayay arrimaha doorashada dalka. Gaas, ayaa la filayaa marka uu tago Bosaso inuu uga sii gudbo Abu Dhabi dalka[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Maraykanka: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dambiyo lagu helay

Maraykanka: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dambiyo lagu helay

Dacwad loo haystay wiilal Soomaaliyeed, ayaa go’aan kama dambays ah laga gaaray, waxaana lagu helay dhammaan dambiyadii loo haystay kadib markii gacanta loo gashay kiiskooda Xeerbeegtida dalka Maraykanka. Kiiska wiilashan, ayaa muddo badan 14 cisho ka socotay maxkamad ku taalla Minnesota, waxaana dood iyo cadaymo kadib loo gudbiyay xeerbeegtida dalkaas oo loo qaybtay inay kiiskan kusoo afmeeraan muddo 2 casho[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News
Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Muhammad Ali ayaa geeriyoodey habeenimadii xalay isaga o ah 74 sano jir. Sida ay qortey Warbahinta NBC. Geerida Muhammad Ali waxaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka qoyska Mohammad Ali. Muhammad Ali ayaa geeriyoodey fiidnimadii Jimacada, waxaana uu ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala magaalaa Phoenix ee gobolka Arizona dalka Maraykanka, halkaas oo lagu daweynaayey maalmihii u danbeeyey, kadib markii neeftu[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News, World
WAR-MURTIYEED: Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya

WAR-MURTIYEED: Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya

WAR-MURTIYEED: Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka soo qayb-galay; Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenga Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Puntland,[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga a ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys oo ku sugan Xafladda furitaanka Safaaradda Cusub ee Turkiga ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay maanta oo Jimco ah si rasmi ah u fureen Safaaraddii ugu weyneyd ee Turkigu uu ka dhisto Caalamka. Madaxweynaha[Read More…]

by June 3, 2016 0 comments Home, South-Central
Scroll Up