somali news
Madaxweyne Cabdiweli oo magacaabay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa u magacaabay Daahir Xaaji Khaliif Wasiirka Beeraha iyo Waraabka kadib markii wasiirkii hore Cabdinuur Cilmi Maxamuud uu ku dhintay Muqdisho bishii Janaayo ee sanadkan. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland maanta […]