somali news
Puntland oo beenisay waraaq lagu sheegay in Madaxweyne Cabdiweli uu u qoray Farmaajo
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa beenisay in Madaxweyne Cabdiweli uu waraaq u qoray Madaxweyne Farmaajo si uu uga codsado taageero kadib dagaalkii Tukaraq, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland xalay. Bayaanka, ayaa lagu sheegay […]