Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Garoowe-(Puntland Mirror) Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta qorshuhu yahay inay tagaan magalada Bosaso xarunta gobolka Bari isagoo kasoo kicitimay goor dhaweyn caasumadda Soomaaliya ee Muqdishu, halkaas oo uga qayb galay  shirka madaxda Soomaalida ee looga hadlayay arrimaha doorashada dalka. Gaas, ayaa la filayaa marka uu tago Bosaso inuu uga sii gudbo Abu Dhabi dalka[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News
Maraykanka: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dambiyo lagu helay

Maraykanka: Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dambiyo lagu helay

Dacwad loo haystay wiilal Soomaaliyeed, ayaa go’aan kama dambays ah laga gaaray, waxaana lagu helay dhammaan dambiyadii loo haystay kadib markii gacanta loo gashay kiiskooda Xeerbeegtida dalka Maraykanka. Kiiska wiilashan, ayaa muddo badan 14 cisho ka socotay maxkamad ku taalla Minnesota, waxaana dood iyo cadaymo kadib loo gudbiyay xeerbeegtida dalkaas oo loo qaybtay inay kiiskan kusoo afmeeraan muddo 2 casho[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News
Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Muhammad Ali ayaa geeriyoodey habeenimadii xalay isaga o ah 74 sano jir. Sida ay qortey Warbahinta NBC. Geerida Muhammad Ali waxaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka qoyska Mohammad Ali. Muhammad Ali ayaa geeriyoodey fiidnimadii Jimacada, waxaana uu ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala magaalaa Phoenix ee gobolka Arizona dalka Maraykanka, halkaas oo lagu daweynaayey maalmihii u danbeeyey, kadib markii neeftu[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News, World
WAR-MURTIYEED: Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya

WAR-MURTIYEED: Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya

WAR-MURTIYEED: Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka soo qayb-galay; Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenga Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Puntland,[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xariga ka jaray dhismaha safaarada cusub Turkiga

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga a ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys oo ku sugan Xafladda furitaanka Safaaradda Cusub ee Turkiga ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay maanta oo Jimco ah si rasmi ah u fureen Safaaraddii ugu weyneyd ee Turkigu uu ka dhisto Caalamka. Madaxweynaha[Read More…]

by June 3, 2016 0 comments Home, South-Central
Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

                Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Erdogan ayaa goor dhoweyd maanta oo Jimce ah soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Erdogan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo masuuliyin kale oo katirsan dowlada federaalka ee Soomaaliya. Madaxweyne Erdogan ayaa lagu wadaa inuu xariga ka jaro safaarada[Read More…]

by June 3, 2016 0 comments Home, Somali News
Scroll Up