somali news
Afar badmaax oo Iran u dhashay oo laga soo badbaadshay burcadbadeeda Soomaaliya
Dubai-(Puntland Mirror) Ciidamada sirdoonka Iran ayaa afar badmaax oo Iran u dhashay kasoo badbaadshay burcadbadeeda Soomaaliya, sida uu ku waramay taleefishinka dowladda Iran. Taleefishinka dowladda Iran ee Press TV ayaa sheegay in afarta badmaax oo […]