somali news
Puntland oo iclaamisay Jimcada in ay tahay Ciidul Fidri
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa iclaamisay in beri oo Jimce ah ay tahay maalinta kowaad ee Ciidul Fidri, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Diinta Saalax Xabiib Jaamac.