Jubbaland oo ciidamo u dirtay deegaano ay Al-Shabaab kula dirirtay dad xoolo dhaqato ah
Kismaayo-(Puntland Mirror) Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo boqolaal ah u diray deegaamo ay dhawaan ku dagaalameen dad xoolo dhaqato ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam sidoo kale ah taliyaha ciidamada Jubbaland ayaa […]