16 qof oo ku dhimatay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Gedo
Kismaayo-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamul goboleedka Jubbaland iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo Isniintii ka dhacay gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa waxaa ku dhimatay 16 qof oo katirsan dhinacyada dagaalamay, sida ay […]