Opinion

Maalgalinta Islaamiga ah

Maalgalinta Islaamiga ah

Maalgalin (Investment) waxaa lagu qeexi karaa heshiis dhexmaraya qof lacag haysta (investor/Lender) oo aan haysan fikir ganacsi iyo qof lacag u baahan (Borrower) oo haysta fikir ganacsi oo mirodhal noqon kara. Maalgalinta Islaamiga ahi, waa mid ka badqabta dhammaan waxyaabaha ka hor imaanaya diinteenna suubban sida ribada. Maalgalintu, waxay saamayn togan ku leedahay guud ahaan waxsoosaarka iyo dhaqaalaha dalkaba, markasta[Read More…]

by April 7, 2017 0 comments Opinion
Mudane Xildhibaan adoo intaan xasuusan codkaaga bixi!

Mudane Xildhibaan adoo intaan xasuusan codkaaga bixi!

Dhammaan umadda soomaaliyeed waxa ay indhaha ku hayaan 8-da bisha Febaraayo doorashada madaxtinimo ee maalintaas la asteeyey in ay ka dhacdo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.  Waxaa jira waxyaabo badan oo bulshadu niyada ku hayso ayna jecelyihiin inay noqdaan natiijada dooraashadda.  Waxay shacabku rabaan in la doorto shaqsi u qalma hoggaaminta wadanka oo wadanka dhibta kasoo baxaya badbaadiya oo hoggaan fiican[Read More…]

by February 6, 2017 2 comments Opinion
Baagamuudo iyo burbur dhaqaale

Baagamuudo iyo burbur dhaqaale

Horudhac Shaqo la’aantu waa cudur ku dhaca dhaqaalaha waddanka, dhammaan dhaqaaleyahannadu waxay isku raaceen inuu yahay cudur dilaa ah oo dhaqaalaha dabarjari kara haddaan lagu xallin si degdeg ah, waxaan caad saarnayn heerka shaqo la’aanta waddankeenna kajirta inay tahay mid kamid ah kuwa ugu xun ee adduunka kajira. Shaqo la’aantu (Unemployment; البطالة) waa ammin uu qofku waayo fursad shaqo isaga[Read More…]

by December 27, 2016 0 comments Opinion
Hoggaanka iyo hoggaamiyaha

Hoggaanka iyo hoggaamiyaha

Maqaalkan waxaan jeclahay in aan kaga hadlo hoggaanka iyo hoggaamiyaha fiican iyo kan xun, khaas ahaan waxaan diirada ku saarayaa hoggaaminta iyo hoggaamiyeyaasha Soomaliya. Runtii waa mowduuc aad u gudo weyn oo aana halkaan ku soo koobi karin laakiin waxaaan jeclahay in aan qalinka la dul istaago intii Alle iga solansiiyo. Dadku siyaabo kala duwan ayey u qeexaan hoggaamiyaha, haddii[Read More…]

by November 17, 2016 0 comments Opinion
Yaan maantay u baahanahay?

Yaan maantay u baahanahay?

Maadama lagu jiro xili kala guur ah oo dowladdii horena waqtigeedu gabaabsi yahay mid cusubna la sugaayo waxaa mudan in aan wax iska weydiino cidda dalku u baahan yahay in ay hoggaamiso. Dadka ku hardamaanya hoggaanka Soomaaliya ma jirto ama waa ay ku yartahay qof iskiis iskugu soo taagay wax u qabashada dalka iyo dadka, waxaa dhagahayaga buux dhaafiyey musharaxiin[Read More…]

by July 26, 2016 0 comments Opinion
Baahida loo qabo Manhaj af- Soomaali ah  oo mideysan

Baahida loo qabo Manhaj af- Soomaali ah oo mideysan

Markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya oo wada maamulaysay dalka, waxa la waayey nabad waarta idil ahaan ba dalka oo dhan, taasina  waxay ka mid tahay sababihii loo asaasay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Puntland waxay ka mid tahay goobaha nabaddu ka jirto ee Soomaaliya lehna maamul jira, waxaa ku yaalla Puntland  dugsiyo badan oo isugu jira[Read More…]

by July 25, 2016 0 comments Opinion
Puntland: Shacab hagaagsan iyo hogaan la’aan

Puntland: Shacab hagaagsan iyo hogaan la’aan

Dawladda Puntland waxaa la Aaasay sanadkii 1998, iyadoo ka Koobnayd 5 Gobol iyo Degmo oo kala ah (Mudug, Sool, Nugaal, Sanaag, Bari iyo Degmadda Buuhoodle, Haddana way 18 Sano Jidhsatay iyadoo ah wakhtigaan Dawlad ay u dhamaystiran yihiin Hay’adihii Dawliga ahaa, Ciidamo Qalabaysan oo kala Gedisan. Puntland waa Gobolka Labaad ee u Badbaaday Soomaaliya, Ayna usoo Barakaceen Kuna Negaadeen Kana[Read More…]

by July 2, 2016 0 comments Opinion
Things we learned from Puntland’s victory on war on terror

Things we learned from Puntland’s victory on war on terror

’Al-Shabaab emerged in 2005 as a violent Islamist group intent on enforcing its brand of justice across Somalia. In late 2006, it focused on expelling the Ethiopian forces that had intervened in Somalia and later aligned itself with al-Qa’ida. And in 2008 for the first in the history it has declared its presence in Puntland with their major representative Mohamed[Read More…]

by June 15, 2016 0 comments Opinion
Somalia is still fragile, but fragile is progress

Somalia is still fragile, but fragile is progress

Al-Shabaab is still launching attacks, donor fatigue is rising, and countless other challenges remain. But there’s no doubt Somalia is moving in the right direction. For more than two decades, Somalia was synonymous with a failed state − a country controlled by terrorists and warlords, lacking an effective government and beset by recurring cycles of man-made and natural disasters. No[Read More…]

by June 3, 2016 0 comments Opinion
Scroll Up