Editorial

Eyga waxaa lahaa madaxweynaha walaashiis waxaana uu waardiye uga ahaa gurigeeda. [Sawirka: BBC]

Ey dilay cunuga madaxweynaha dalka Gambia oo la dilay

Ay dilay cunug yar oo sideed sano jir ah oo uu dhalay Madaxweynaha dalka Gambia Adama Barrow ayaa la dilay, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda. Habibu Barrow ayaa ku dhintay isbitaalka kadib markii uu qaniinay eygu bishii lasoo dhaafay isaga oo ku sugnaa guriga eedadiis oo kuyaala xeeb u dhow caasimada Banjul. Weerarka ayaa dhacay kahor inta Barrow la caleemo-saarin[Read More…]

by February 2, 2017 0 comments Editorial
Huteel cusub oo dhawaan laga dhisay gudaha magaalada Garoowe. [Xigashada Sawirka: Maxamed Daahir Caynsane/sawirqaade madax-banaan]

Caasimada Puntland ee Garoowe oo soo jiidatay maalgeliyeyaasha

Garoowe waa xarunta gobolka Nugaal iyo caasimada dowladda Puntland ee Soomaaliya. Magaaladu waxay kamidtahay magaalooyinka ugu balaaran Soomaaliya uguna dadka badan. Garoowe waxa ay kutaalaa bartamaha gobolada Puntland, magaalada ayaa si xowli ah u koreysa. Sanadadii dhawaa ee lasoo dhaafay, magaalada waxaa laga furay huteelo casri, makhaayado heer sare ah iyo xarumo kale oo ganacsi, kuwaasoo qeyb weyn ka qaatay[Read More…]

by January 26, 2017 0 comments Editorial, Puntland, Somali News
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo xadiday tan madaxweynaha

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo xadiday tan madaxweynaha

Baarlamaanka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii asbuucii lasoo dhaafay doortay guddoomiyaha baarlamaanka, sida ay sheegayso awood qeybsiga siyaasadeed ee qabiilka ku salaysan, doorashadaasi waxay meesha ka saartay ugu yaraan mid kamid ah murashixiinta ugu waa-weyn madaxtinimada. Dib u doorashada guddoomiyihii hore Maxamed Cumaan Jawaari ayaa maalinimadii Arbacada ka dhacday caasimada Muqdisho, isaga oo 141 cod ka helay 259[Read More…]

by January 13, 2017 0 comments Editorial
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. [Sawirka: Archive]

Kismaayo oo noqotay meel ay diirada saaraan murashixiinta madaxweynaha Soomaaliya

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa noqotay meel ay diirada saaraan murashixiinta madaxweynaha Soomaaliya, dhammaan murashixiinta madaxweynaha ayaa booqanaya halkaas si ay uga ololeystaan. Asbuucii lasoo dhaafay, waxaa halkaas tagay Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake si uu kulamo ula yeesho xubnaha aqalka hoose iyo aqalka sare ee dowladda federaalka ee Jubbaland kasoo jeeda, ugana uu dhaadhicyo in ay doortaan.[Read More…]

by December 5, 2016 0 comments Editorial
Cabdirisaaq Cali Cartan oo ah ninka  qaaday weerarka jaamacada Ohio. [Sawirka: Twitter]

Cabsi ku korodhay bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka kunool kadib weerarkii uu wiil Soomaaliyeed ku qaaday jaamacada Ohio

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Columbus Ohio iyo dhammaan Mareykanka oo dhan ayaa cabsi lasoo deristay kadib markii wiil Soomaali ahaa oo qaxooti ku ah wadankaas uu 11 qof ku dhaawacay weerar toorayeyn ah oo uu ku qaaday jaamacada Ohio State University oo uu arday ka ahaa. Soomaalida ayaa ka cabsi qabta in ay wax soo dhaweyn ah ka helin dadka[Read More…]

by December 1, 2016 0 comments Editorial
Haile Mariam iyo Fidel Castro. [Sawirka: Archive]

Geerida Fidel Castro: Itoobiyaanka oo ku tilmaamay saaxiib halyay ahaa, Soomaalida oo ugu ciilqabta dagaalkii Ogaadeeniya ee 1977

U tacsiyaynta geerida hoggaamiyihii Shuuciga ahaa ee dalka Cuba ayay ku kala qaybsameen dadka Soomaalida iyo Itoobiyaanka kadib markii shalay uu dhintay isaga oo 90-jir ah. Bishii Febraayo 1977-dii, Fidel Castro ayaa 1000 ciidamo ah oo uu hoggaaminayay Janaraal Arnaldo Ochoa u soo diray Itoobiya si ay taageero uga geystaan dagaalkii ay kula jireen dariskooda Soomaaliya. Ciidamada ayaa u yimid[Read More…]

by November 27, 2016 0 comments Editorial
Scroll Up