Cameroon oo ku guulaysatay koobkeedii shanaad ee Koobka Qaramada Afrika

Cameroon oo ku guulaysatay koobkeedii kowaad ee Koobka Qaramada Afrika. [Sawirka: BBC]
Cameroon oo ku guulaysatay koobkeedii kowaad ee Koobka Qaramada Afrika. [Sawirka: BBC]
Xidigaha madow ee Cameroon ayaa ku guulaystay koobkoodii kowaad ee Koobka Qaramada Afrika kadib markii ay 2-1 ku garaaceen ciyaartowgii reer Masar.

Intii lagu guda jiray qatbtii kowaad ee ciyaarta, Mohammed Elneny ayaa hoggaanka u dhiibay Masar laakiin waxaa goolkiisa ka jawaabceshay Nicolas N’Koulou.

Qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa Vincent Aboubakar najiijada ciyaarta ka dhigay 2-1.

Cameroon ayaa noqotay Qaranka ugu badan ee hantay Koobka Qaramada Afrika, koobkeedii kan ka horeeyay ayay qaaday 15-sanno kahor.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*