Bandhig buugeed ka furmay magaalada Muqdisho

Bandhi buugeed
Kasoo qaybgalayaasha oo akhrinaya buugaagta lasoo bandhigay. Sawirka: Sonna.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Bandhig buugeed ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay caasimada Soomaaliya, Muqdisho.

Boqolaal qof oo ay ku jiraan qoraayaal iyo arday ayaa kasoo qaybgalay munaasabada furitaanka bandhig buugeedka oo lagu soo bandhigay kumanaan buug oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka.

Waa markii labaad oo magaalada Muqdisho lagu qabto bandhi buugeed labadii sanno oo u dambaysay.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*