Banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho

Banaanbax lagu taageerayo Farmaajo. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Boqolaal dad ah ayaa Muqdisho isugu soo baxay maanta oo Isniin ah si ay u taageeraan madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dadka ayaa watay boorar ay ku qoranyihiin hal-ku-dhigyo lagu taageerayo Madaxweynaha oo looga soo horjeedo mooshinka laga keenay.

Qaar katirsan xildhibaanada baarlamaanka ayaa Axadii guddoomiyaha baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*