Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo kalafadhigoodii 1-aad ku yeelan doona Muqdisho

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo kalafadhigoodii 1-aad ku yeelan doona Muqdisho. [Sawirka: Archive]
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo kalafadhigoodii 1-aad ku yeelan doona Muqdisho. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kalafadhigii kowaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la fiayaa in uu maanta oo Arbaco ah ka furmo gudaha Muqdisho, sida qorshuhu yahay.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmiya u furi doona kalafadhiga baarlamaanka.

Inta lagu guda jiro kala-fadhiga, xildhibaanada ayaa la filayaa in ay codka kalsoonida u qaadi doonaan Raysulwasaaraha cusub XasanCali Khayre, kaasoo dhawaan uu madaxweynuhu soo magacaabay.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*